saylad

Saameynta dhaqaale ee dagaalka Gaalkacyo

Posted on Posted in News

agaalka maalmahan ku dhexmarayey magaalada Gaalkacyo ciidamada Galmudug iyo Puntland ayaa saameeyey waxbarashada iyo ganacsiga magaalada. Dadka deegaanka ayaa ka codsaday dhinacyada ay dirirtu u dhaxeyso in ay xabad joojiyaan oo ay wax walba ku dhameeyaan xal iyo wadahadal. Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo wakiilka gaarka ah ee qaramada midoobay ayaa wada dhexdhexaadin loogu baaqayo dhinacyada dirirtu ka dhexeyso.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *