NEWS

IMG_9737

Barnaamijka Tartanka Kediska Ramadaanka ee + Sawiro ……

Barnaamijka Tartanka Kediska Ramadaanka ee Warbaahinta SBC ayaa¬†habeen hore si rasmi ah loogu soo gaba-gabeeyay Magaalada boosaso ee Gobolka Bari. Munaasibad si aad loo soo agaasimay oo lagu maamuusayay Gaba-gabada Tartankan ayaa lagu qabtay Hotelka Gaceyte, iyadoo sido kale Goobta lagu qabtay tartanka kama dambeysta ah ee lagu go’aminayay Xaafada ku guuleysatay Tartankan Waxaana Tartankan […]

HORYAAAL123456

CIID MUBAARAK

CIID MUBAARAK Bahda Horyaljet waxay halkan ugu hambalyaynayaan dhammaan ummadda muslimiinta ah, gaar haan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda Ciidul Fitriga, waxaanay Eebe uga baryayaan inuu ka aqbalo soonkii iyo ciibadadii bisha barakaysan ee Ramadaan. Waxay u rajaynayaan in uu Ilaah sanadkan kiisa kale ku gaadhsiiyo nabad iyo barwaaqo.

cajiib

carwo dhiif

See all our news