sagaljet

Laanta SAGALJET ee Djibouti oo howlgashay

Posted on Posted in News

Shirkadda Daabacaadda Sagaljet oo xafiiskeedu ku yaallo Hargeisa ayaa sanadkaan bilowgiisii laan ka furtay magaalada Djibouti ee dalka Jibouti. Xafiiska Djibouti ayaa haatan howshiisu meel fiican maraysaa iyadoo sanadkan dhamaanaya la filayo in ay soo jiidato macaamiil fara badan oo la daaladhacaya sicirka sarreeya ee horey loogu samayn jiray adeegyada xayeysiinta ganacsi. Shaqaalaha iyo madaxda Sagaljet laanteeda Djibouti ayaa rajo fiican ka muujiyay horumarka shirkadda.

sagaljet3 sagaljet2

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *