sagaljet

Laanta SAGALJET ee Djibouti oo howlgashay

Posted on Leave a commentPosted in News

Shirkadda Daabacaadda Sagaljet oo xafiiskeedu ku yaallo Hargeisa ayaa sanadkaan bilowgiisii laan ka furtay magaalada Djibouti ee dalka Jibouti. Xafiiska Djibouti ayaa haatan howshiisu meel fiican maraysaa iyadoo sanadkan dhamaanaya la filayo in ay soo jiidato macaamiil fara badan oo la daaladhacaya sicirka sarreeya ee horey loogu samayn jiray adeegyada xayeysiinta ganacsi. Shaqaalaha iyo madaxda […]

saylad

Saameynta dhaqaale ee dagaalka Gaalkacyo

Posted on Leave a commentPosted in News

agaalka maalmahan ku dhexmarayey magaalada Gaalkacyo ciidamada Galmudug iyo Puntland ayaa saameeyey waxbarashada iyo ganacsiga magaalada. Dadka deegaanka ayaa ka codsaday dhinacyada ay dirirtu u dhaxeyso in ay xabad joojiyaan oo ay wax walba ku dhameeyaan xal iyo wadahadal. Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo wakiilka gaarka ah ee qaramada midoobay ayaa wada dhexdhexaadin loogu […]

Iranian fishing vessels are seen docked after they were detained by Puntland marine forces in Bossaso, northern Somalia's breakaway Puntland region, October 17, 2015. Puntland forces seized six foreign fishing vessels with more than 100 Yemeni and Iranian nationals in the southern coast of the Gulf of Aden. It is illegal to fish in the waters near Puntland by foreign vessels, said marine officials, reported local media. REUTERS/Abdiqani Hassan  - RTS4UDO

Dhaqaalaha Puntland iyo Dheellitir la’aantiisa

Posted on Leave a commentPosted in News

Dhaqaalaha Puntland iyo Dheellitir la’aantiisa Maxaa sababay SicirĀ­bararka & Dhaqaala burburka Puntland? Waxaa maalmihii tegay dhegahayaga ku soo dhacayay Danyarta reer Puntland oo ka qaylinaya SicirĀ­barar ku habsaday oo saameeyay noloshii dadka danyarta ah iyada oo qaarkood uu ka demay Dabkii, Ganacsatadii taagta daraydna ay kaceen oo uu ku dhacay waxa loo yaqaano (bankrupt). Dhaqaalaha […]