HORYAAAL123456

CIID MUBAARAK

Posted on Leave a commentPosted in News

CIID MUBAARAK Bahda Horyaljet waxay halkan ugu hambalyaynayaan dhammaan ummadda muslimiinta ah, gaar haan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda Ciidul Fitriga, waxaanay Eebe uga baryayaan inuu ka aqbalo soonkii iyo ciibadadii bisha barakaysan ee Ramadaan. Waxay u rajaynayaan in uu Ilaah sanadkan kiisa kale ku gaadhsiiyo nabad iyo barwaaqo.

Carwo Dhiif

Carwo Dhiif

Posted on Leave a commentPosted in Business

Ku soo dhawaada carwo #Dhiif ________________________ Carwo Dhiif: Waa Carwo iibisa Agabyada Noocyada kala duwan ay ubaahanyihiin Bulshada. Carwo Dhiif waxay ku taala Magaala Madaxda Gobolka Karkaae ee Qardho, Carwo Dhiif waxad ka heli kartaa , Dharka Noocyadiisa kala duwan. wixii faahfaahin intaa Dheer ah waxaad Kala xiriirtaa Address: Laamiga dheer ee isku xira qardho […]

HORYAL RRAMDAN

Ramadaan Kariim

Posted on Leave a commentPosted in News

Asalaamu Calaykum Warraxmatullaahi Wabarakaatuhu. Waxaan guud ahaan muslimiinta caalamka gaar ahaan Macaamiishayna ku leenahay Ramadaan kariim ,ilaahay ha inaga dhigo kuwii ka faaidaysta cibaaadada bishan barakaysan Ilaahayna ka aqbalo Aamiin. Shirkada Daabacaadda Horyaljet waxay dhamaan umadda Muslimiinta meelkasta ay jogaan leedahay Halaga faa’ideysto bishan barakeysan ee

About Us

Posted on Leave a commentPosted in Uncategorized

Digital Graphics Designing We provide complete Indoor & outdoor advertising services & solutions and specialize in designing Flex boards, digital vinyl, display boards, flyers, Indoor advertising such as stickers, banners, wallpapers and maps etc. Our consistency in delivering quality display solutions through the medium signages help our clients to get their business noticed among the […]