Our services

BUSINESS DIRECTORY

As a local business, attracting new customers can be a major challenge. Today, people are turning to the internet as a way to find trusted businesses in Somalia. One way local businesses can get found is through inclusion in online directories. Making sure that you have a presence everywhere your potential customers might find you is critical to any local marketing plan. Don’t wait! Add your local business to our KULMIE business directory.

OUTDOOR PRINTING

Outdoor are the large format printing mediums which are among the most powerful tools for attracting consumers in cities and along interstate thorough fares across the country. Above the busy streets and crowded squares of every major city, Outdoor billboard advertising is used to promote everything from shopping malls, concert tours to radio shows and sporting events.

INDOOR PRINTING

Our quality large format printing is the perfect method of producing a wide variety of (digital ) prints for indoor use. Trade show graphics, retail signs, banners, backlit graphics, window graphics, custom wallpaper murals and wall graphics, and floor decals are all examples of the types of large format printing we produce in this category.

See some more services

Ma doonaysaa inaad …

Inaad la kulanto shaqaalaha horyaljet

Ama aad wax ka ogaato shaqada xayeysiinta?

Our team

Signboards
600
Logos
200
Customers
814
Designs
900

Sidee macaamiisheenu noo arkaan

Shirkadda Horyaljet oo qeyb ka ah dallada JETGROUP waxay aad ugu heellan tahay u adeegidda macaamiisha u baahan adeegyada xayeysiinta ganacsi iyagoo muujiyay howlkarnimo, soo dhoweyn wacan iyo khibrad shaqo hufan.

abbas
ABBAS ALI SIGNJET DIGITAL

Waa ayo HoryalJET?

HORYALJET waa shirkad samaysa xayeysiinta ganacsiga oo saldhigeedu yahay magaalada Boosaaso. Horyaljet waxay qeyb ka tahay midowga shirkadaha daabacaadda ee JETGROUP.

  • Samaynta Naqshadaha
  • Daabacaadda Xayeysiinta
  • Diiwaanka Ganacsiga
Photoshop
100%
Illustrator
93%
Indesign
77%
CorelDraw
77%

WANT TO KNOW MORE ABOUT OUR COMPANY? CURIOUS WHAT ELSE WE DO?

About us

Digital Graphics Designing We provide complete Indoor & outdoor advertising services & solutions and specialize in designing Flex boards, digital vinyl, display boards, flyers, Indoor advertising such as stickers, banners, wallpapers and maps etc. Our consistency in delivering quality display solutions through the medium signages help our clients to get their business noticed among the targeted class. The process expertise of our team also ensures the availability of the displays in a wide range of finishes to choose from as per the specific business requirements of the clients.
goldenhotel
sacc
eurofarma
sagaljet
beco

Warar Ganagsi

sagaljet

Laanta SAGALJET ee Djibouti oo howlgashay

Shirkadda Daabacaadda Sagaljet oo xafiiskeedu ku yaallo Hargeisa ayaa sanadkaan bilowgiisii laan ka furtay magaalada Djibouti ee dalka Jibouti. Xafiiska Djibouti ayaa haatan howshiisu meel fiican maraysaa iyadoo sanadkan dhamaanaya la filayo in ay soo jiidato macaamiil fara badan oo la daaladhacaya sicirka sarreeya ee horey loogu samayn jiray adeegyada xayeysiinta ganacsi. Shaqaalaha iyo madaxda […]

saylad

Saameynta dhaqaale ee dagaalka Gaalkacyo

agaalka maalmahan ku dhexmarayey magaalada Gaalkacyo ciidamada Galmudug iyo Puntland ayaa saameeyey waxbarashada iyo ganacsiga magaalada. Dadka deegaanka ayaa ka codsaday dhinacyada ay dirirtu u dhaxeyso in ay xabad joojiyaan oo ay wax walba ku dhameeyaan xal iyo wadahadal. Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo wakiilka gaarka ah ee qaramada midoobay ayaa wada dhexdhexaadin loogu […]

Iranian fishing vessels are seen docked after they were detained by Puntland marine forces in Bossaso, northern Somalia's breakaway Puntland region, October 17, 2015. Puntland forces seized six foreign fishing vessels with more than 100 Yemeni and Iranian nationals in the southern coast of the Gulf of Aden. It is illegal to fish in the waters near Puntland by foreign vessels, said marine officials, reported local media. REUTERS/Abdiqani Hassan  - RTS4UDO

Dhaqaalaha Puntland iyo Dheellitir la’aantiisa

Dhaqaalaha Puntland iyo Dheellitir la’aantiisa Maxaa sababay SicirĀ­bararka & Dhaqaala burburka Puntland? Waxaa maalmihii tegay dhegahayaga ku soo dhacayay Danyarta reer Puntland oo ka qaylinaya SicirĀ­barar ku habsaday oo saameeyay noloshii dadka danyarta ah iyada oo qaarkood uu ka demay Dabkii, Ganacsatadii taagta daraydna ay kaceen oo uu ku dhacay waxa loo yaqaano (bankrupt). Dhaqaalaha […]

Sii akhri wararka Horyaljet